Sheeko caruureed, nin iyo daban gaale kayn kuwada noolaa sheeko xiiso le
Asc asxpta.
Sheekadeena maanta waxay ku sahabsan san tahay.
Nin iyo daba gaalle kayn kuwada noolaa. Sxpona ahaa waxayna kuwada noolaayeen kaynta.
Daba gaaluhu aad buu u jeclaa saaxiibkii.
Waxay maalmaha kuwada qaadan jireen kaynta si farxadle labadooda kaliya.
Waaa ay wada qadhaaban jireen kaynta waxay soo helaana way wada cuni jereen maalinkii habeen kiina way ay wada seexan jireen.
Maalin maalmaha ka mida ayaa daba gaalihii oo meel iska daaqaya waxa sio weeraray shibra laaye ama haad saad u taqaan.
Dabagaalihii waa k cararay haadkii waxanu u cararay xaga saxiip kii lakiin saxibkii waa uu hurdaa oo m oga dabagaalihii waxa xag hore kasoo maray hadkii,
Dabangaalihii oo dhawaaqaya oo u yeedhaya sxpkii ayaa geed ka hoos galay haadkii , haadkiina geedka ayuu soo dul koray, daba gaalihi aad ayuu u qalyay lakiin nasiib darro maa uusan maqlayo sxpkii.
Daban-gaalihii ayaa hadana isku dayaya inuu k cararo haad ka inkastuu hadu arkayo hadan daban gaaluhu waxuu rabaa inuu saxibkii ku cararo,
Haadkii ayaa usoo duulay xagii dabangalaha, dabangalahii ayaa ka cararay waxanu u cararay geed kale hoostii,
Intaa waxa uu u yeedhaya saxiibkii oo hurda.
Waxanu ku dhawaaqaya daban gaaluhu saxab waa la i cunayaaye ka kac hurdada .
Saxiibkiina hurdo ayuu ku jiraa mana maqlaayo haadki waxa uu doonaya hada inuu soo weeraro daban gaalaha yar.
Cabaar waxay is dul taagnadanba haadkii ayaa soo duulaya oo doonaya inuu hada cuno daban gaalaha.
Daban gaalahii waxa uu arkkay haadkii oo kusoo socda kadibna waxa u goan saday inuu nasiib kiisa qaado oo uu dhanka saxiibkii u cararo. Inkastoo haadku u dhaw yahay hadana dantaa ku kaliftay.
Dabangalahii waxa uu xoog ugu eoo cararay dhankii saaxiib kii hadkiina waa kasoo daba duulay isaga oo aad ugu dhaw inuu qabto dabangaalihii ayaa nasiib ku saaciday daban gaalahii oo waxa uu fara cidood ku gaadhay saxiib kii .
Markii ay isla soo jiidheen dabagaalihii iyo haadkii ayuu toosay ninki ay saxibka ahayeen dabangalaha.
Markuu kacay ayuu ka qabtay haadkii daban gaalahii.
Haad kii waa uu iska duulay markuu arkay in dabangaalihii ka badbaaday .
Daban gaalihi waxa uu aad u canaantay saxiibkii oo maqli waayay inta uu u yeedhayay oo dhan waxa ku yidhi saxiib maanta waad i waayi gaadhay .
Waxuu ku yidhi hurdada badan iska yaree saxiib.
Ninki oo aad u naxsan ayaa ku yidhi haye saxiib igana raali ahaw saxiib.
Ka dibna qadhaab koodii ayay iska doonteen.